maanantai 28. toukokuuta 2012

Beeritaanka magaalada 3. Daarada

Daarada waxan ku beeraa bac wayn. Waxa deeqay 200l ciid. Waxa ka beeran, basal, dabacase, geed modho, saladh iyo kamsaro.




Waxan ka beerayaaa geed midho ah iyo khudrad kala duwan; dabacase, basal, fuul.

torstai 10. toukokuuta 2012

Beeritaanka magaalada 1. Beerta skoolkan ka shaqeeyo













Beerta waxa Loogu talagalay ina ardayda la baro beeritaanka. Reeraha samarkii inay imankaraan oo ka shaqaynkaraan beerta. Waxa ka soo baxana reerahaa helaaya. Maanta beertaan ka qodaynay dirtii horay oo madhatay amma loogu talagalin inay ka baxdo. Sawiraha sare waa markanu beerta hagaashinay iyo kuwa hoosena marka ugu horeysay uu barafku ka dhalaalay.


                                                       
 
 
 
                





lauantai 5. toukokuuta 2012

Somali bistro 19.5



Somali bistro


Centerka sawir-kartoonka Hämeentie 150, Helsinki waxa laga furayaa 19.5 somali restaurant galabda 14.00-18.00. Ku soo dhawow cuntada asliga ah ee soomaaliyeed.


Sarjakuvakeskukseen avautuu ravintolapäivänä somalialainen ruokaravintola.
Tervetuloa maistelemaan somalialaista aitoa kotiruokaa. Tarjolla juurevia makuja niin liha kuin kasvis vaihtoehdoissa.
Tunnelmaa tuovat somalialaiset ikivihreät sävelmät.
Hämeentie 150, Helsinki



Hämeentie 150, Arabia Helsinki