lauantai 2. kesäkuuta 2012

Solay bistro: Columbus USA

"The name Solay comes from a word used to describe a specific way to cook meat common to the area of Somalia Nadira hails from." Waa cunto soomaali haayase sida hindida oo kale baa la habeeyey. Macaal cabitaanka waxa laga hadlikaraa lassi oo kale. Sidaas meeshu uma quruxbadna iyo magaalada Columbus dhowr maqaaxi oo soomaali ah baa ka furan. 
SOLAY BISTRO