maanantai 30. huhtikuuta 2012
lauantai 28. huhtikuuta 2012
Xashiisha aduunka qabsaday.
Berbera: two camels rest on the ground near an open air landfill. Plastic, waste, metal, cans, cardboard, plastic bottles and various rubbish are left in a public garbage heap.
www.biyokulule.com
tiistai 24. huhtikuuta 2012
Laabareeriga Entresse
Laabareeriga Entresse geeska caruurta waxa laga dhisay buul oo lagu daday sawir kartoonka ee dib loo isticmaale.
perjantai 20. huhtikuuta 2012
keskiviikko 18. huhtikuuta 2012
Mishiinka weelka "Caasha Shageeya"
Mishiinka weelka sidee baa faaidada ugu badan looga helaa?
Horta weelka cuntada iyo qashinka dheeraadka ah ka tirtir, oo biyo ku dhaqdhaq.
Hubi in weelka lugu maydhi karo mishiinka weelka. Mishiinka weelka la sug intu buuxsamayo intaanad shidin. Albaabka markaste oo aanad isticmaaleyn ha xidhnaado. Culays badan ha saarin albaabka mishiinka weelka.
Weelkee baan lugu maydhi karin mishiinka weelka?
- Mindida lugu jarjaro khudaarta iyo hilibka.- Dhoobada sawirku ka meydhmi karo.
- Birdaawaha wuu milmikaraa oo weelka kalena wuu wasakhayn karaa.
- Weelka looxa laga sameeyey, way qaloocan karaan oo jajabayaan.
- Weelka laga sameeyey bir, alumin,maar, qalin, way milmayaan oo madoobaanayaan. Sababtu waa saabuunta mishiinka weelka.
- Weelka laga sameeyey caagga khafiifka ah kulaylka badan way ku dhalaalayaan.
- Koobabka khafiifka ah ee dhalada ah way ku jabayaan mishiinka weelka.
Mishiinka weelkuna wuxu u baahan yahay in marmar kaligiis la meydho. Xasuuso inad qasabadda (tuubada) biyaha ee ku xidhiidhsan mishiinka weelka inad xidhid marku mishiinku shaqada dhameeyo.
Bacaha lagu beero
Magaalada Hadiid aad doonaysid, in'aad khudaar beertit adiga oo aan lahayn dhul. Waxad isticmaali kartaa baco waaweyn oo aad ciid ka buuxisid. Markaas hataa waxad weeri khudaarta ka baxda ciida hoosteeda sida dabacase oo baradhada.
tiistai 17. huhtikuuta 2012
Tilaa:
Blogitekstit (Atom)