keskiviikko 18. huhtikuuta 2012

Bacaha lagu beero

Magaalada Hadiid aad doonaysid, in'aad  khudaar beertit adiga oo aan lahayn dhul. Waxad isticmaali kartaa baco waaweyn oo aad ciid ka buuxisid. Markaas hataa waxad weeri khudaarta ka baxda ciida hoosteeda sida dabacase oo baradhada. 








Ei kommentteja:

Lähetä kommentti